Recent Articles

Baaq ku aaddan xuska madax-bannaanida Somaliland ee 18 May 2017

Dhammaan bulshada reer Somaliland ee ku dhaqan waddamada Europe, gaar ahaan dalka Ingriiska, waxa loogu baaqayaa in sidii caadada innoo ahayd ay muujiyaan qiimaha iyo qaayaha maalinta 18-ka May, iyaga oo si aan hagrasho lahayn uga soo qayb galaya bannaan baxa xuska maalinta mudan ee madax-bannaanida Jamhuuriyadda Somaliland oo ka dhici doona magaalada LONDON.


Mahadsanidin.

Xafiiska Danjiraha Jamhuuriyadda Somaliland ee London.

Map

Our Address:

234 Whitechapel Road, London E1 1BJ.
Telephone number: 020 3441 2631.
Email: This email address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it.
 

Opening Hours:

Monday to Friday (10:00 - 16:00).
 

Disclaimer

 The information contained in this website is for general information purposes only. The information is provided by Somaliland Mission UK and while we endeavour to keep the information up to date and correct, we make no representations or warranties of any kind, express or implied, about the completeness, accuracy, reliability, suitability or availability with respect to the website or the information, products, services, or related graphics contained on the website for any purpose. Any reliance you place on such information is therefore strictly at your own risk....Read more

Quick Menu