Recent Articles

Diyaaraddii ugu weyneyd abid oo maanta soo fadhiisatay Egal International Airport


HARGEYSA, Waxa maanta soo fadhiisatay Madaarka Hargeysa diyaaraddii ugu weynayd ee abid soo fadhiisata madaarka caasimadda Hargaysa muddo 58 sanadood ah.

Diyaaradan oo nooceedu yahay 737-800 oo ay leedahay shirkadda Ethiopian Airlines oo maanta soo fadhiisatay garoonka Egal intranational Airport ee magaalada Hargaysa ayaa wasiirka Gaadiidka cirka iyo hawadu waxa uu ku tilmaamay inay ka mid tahay diyaaradaha waaweyn ee isaga goosha qaaradaha caalamka, tallaabadaas oo uu wasiirku ku sifeeyey inay suura gelisay balaadhintii iyo casriyayntii dhowaan lagu sameeyey madaarka caasimadda taas oo ah himilo qaran oo dhabawday.

Wasiirka duulistu waxa uu sheegay in mustaqbalka dhow ay Egal Int. Airport ku soo qulquli doonaan duullimaadada diyaaradaha waaweyn ee isugu jira xamuulka iyo rakaabka-ba.

Map

Our Address:

234-236 Whitechapel Road, London E1 1BJ.
Telephone number: 020 3441 2631.
Email: This email address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it.
 

Opening Hours:

Monday to Friday (10:00 - 16:00).
 

Disclaimer

 The information contained in this website is for general information purposes only. The information is provided by Somaliland Mission UK and while we endeavour to keep the information up to date and correct, we make no representations or warranties of any kind, express or implied, about the completeness, accuracy, reliability, suitability or availability with respect to the website or the information, products, services, or related graphics contained on the website for any purpose. Any reliance you place on such information is therefore strictly at your own risk....Read more

Quick Menu