Recent Articles

To Deal With Climate Change, Somaliland Needs to Be a Country

To Deal With Climate Change, Somaliland Needs to Be a Country

By Saad Ali Shire

The devastating impacts of climate change are a reality faced each day in Somaliland.Thousands of people who overcame tremendous odds to gain independence and rebuild their lives after conflict are now being displaced. Even the indigenous justice mechanisms that laid the foundations for the peace and stability that prevail in Somaliland now face an existential threat from climate change.

Read more: To Deal With Climate Change, Somaliland Needs to Be a Country

Soo dhoweyn masuuliin ku soo biiray Safaaradda Somaliland ee UK

Ref: SLM/29216-sh

 

Bismillaahi Raxmaani Raxiim,

                                                                                                29/02/2016

Uj:  Soo dhoweyn masuuliin ku soo biiray Safaaradda Somaliland ee UK

Salaan kadib,

Waxanu qoraalkan kooban bulshada Somaliland (gaar ahaan reer UK) kula socodsiinayaa, isla markaana si diirranna ugu soo dhoweyneynaa mudane Maxmed Warsame Boos oo ka mid noqday saraakiisha safaaradda Somaliland ee UK isaga oo noqon doona madaxa Waaxda Siyaasadda iyo ganacsiga/Maal-gashiga (political and trade/investment counsellor)

Waxa kale oo aanu si diirran u soo dhoweyneynaa marwo Yurub Qaalib Faarax oo nagala shaqayn doonta xidhiidhka Jaalliyadda Somaliland ee UK.

Read more: Soo dhoweyn masuuliin ku soo biiray Safaaradda Somaliland ee UK

First London Council Recognises Somaliland

 Campaigners pressing for Britain to formally accept breakaway Somaliland as an independent state in the Horn of Africa have won “recognition” from a local authority in London’s East End.

They packed Tower Hamlets council meeting last night, waving nationalist flags and banners from the public gallery, as members voted overwhelmingly to support them.

Xuska 18 May 2016

Sumad: slm19216mc                                                                         

                                                                                                19/02/2016

 

Ku: Jaalliyadda Somaliland ee UK

Og; Maxamed Cumar Maigaag

Og: Wasaaradda Arrimaha Dibedda Somaliland

 

Ujeeddo;                     Xuska 18 May 2016

Read more: Xuska 18 May 2016

Beenin warar lagaga baahiyey Saxaafadda kulankii Madaxweynaha iyo Jaalliyadda

19/10/2015

Beenin Warar laga qoray kulankii Madaxweynaha iyo jaalliyadda ee London

Salaan kadib,

Waxan halkan ku beeninayaa warar sheegayey in kulankii madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland iyo wefdigii uu hoggaaminayey ay la qaateen jaalliyadda reer UK ay kooxi isku dayday inay carqaladayso hotel-ka lagu qabanayey. Warkaasi waxa kale oo uu raaciyey in Duqa Caasimadda London arrinkaa soo dhex galay oo amray in kulanka la qabto, baadhisna lagu wado sidii wax u dhaceen.

Read more: Beenin warar lagaga baahiyey Saxaafadda kulankii Madaxweynaha iyo Jaalliyadda

Subcategories

Map

Our Address:

234-236 Whitechapel Road, London E1 1BJ.
Telephone number: 020 3441 2631.
Email: This email address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it.
 

Opening Hours:

Monday to Friday (10:00 - 16:00).
 

Disclaimer

 The information contained in this website is for general information purposes only. The information is provided by Somaliland Mission UK and while we endeavour to keep the information up to date and correct, we make no representations or warranties of any kind, express or implied, about the completeness, accuracy, reliability, suitability or availability with respect to the website or the information, products, services, or related graphics contained on the website for any purpose. Any reliance you place on such information is therefore strictly at your own risk....Read more

Quick Menu