Recent Articles

Madaxweynaha Somaliland oo xadhigga jaray wajiga koowaad ee Jidka isku xidha Hargeysa iyo Sallaxlay

 

Madaxweynaha Somaliland o Xadhig Jaray Wajiga koowaad ee Jidka Isku xidha Hargeysa iyo Salaxlay

Hargeysa, Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo ayaa maanta xadhiga ka jaray wadada isku xidha Magaalada Salaxley iyo caasimadda Hargaysa taasoo 13 KM oo ka mid ah Laami laga dhigay inta kalena loo ballamay dhamaystirkeeda.

Read more: Madaxweynaha Somaliland oo xadhigga jaray wajiga koowaad ee Jidka isku xidha Hargeysa iyo Sallaxlay

Sir Tony Baldry MP receives Somaliland Community Award 2012

 

5 November 2012

Sir Tony Baldry MP (centre) with Mr Ali Aden Awale, Head of the Somaliland UK Mission (on his left) and Minister of Presidential Affairs, HE Mr Hersi Ali H Hassan (on his right)

Sir Tony Baldry MP, co-chair of the Somaliland APPG has been given the Somaliland Community Achievement Award for his work in helping Somaliland gain re-recognition.

Sir Tony met briefly with The Somaliland Presidential Affairs Minister, Head of the Somaliland UK Mission and a small group from the West London Somaliland Community at the House of Commons on Monday 5 November where he received his award. 

Wasiirka Arrimaha dibedda oo Ka warramay socdaalkii uu ku tegey dalka Ethiopia

Hargeysa Nov 2, 2012,  Wasiirka Arrimaha dibadda iyo iskaashiga caalamiga ah ee Somaliland Dr. Maxamed Cabdilaahi Cumar oo maanta dalka dib ugu soo laabtay ayaa ka waramay kulamo uuAddis-ababa kula yeeshay Wasiir khaarajiga cusub ee Itoobiya Mr. Berhane Gebrekristos iyo saraakiil ka tirsan wasaaradaasi.

Read more: Wasiirka Arrimaha dibedda oo Ka warramay socdaalkii uu ku tegey dalka Ethiopia

Madaxwaynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo Oo Xadhiga Ka Jaray Dhimeyaal Cusub Oo Laga Hir-geliyey Laanta Socdaalka Iyo Ciidamada Birmadka

Madaxwaynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo Oo Xadhiga Ka Jaray Dhimeyaal Cusub Oo Laga Hir-geliyey Laanta Socdaalka Iyo Ciidamada Birmadka
 
. Daawo Sawiradda

 Madaxwaynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa maanta xadhigga ka jaray Dhisme cusub oo loo dhisay laanta socdaalka Somaliland. 
Madaxwayne Axmed Siilaanyo, waxa uu ka qayb-galay Munaasibad lagu qabtay xarunta uu xadhiga ka jaray, taasi oo ay ka qayb-galeen Wasiirka Arrimaha guddaha Maxamed Nuur Caraale (Duur) , saraakiisha amaanka iyo sarkaal sare oo ka socday safaarada Japan ee dalka Kenya. 
IMG_5910 
Taliyaha Ciidamada Laanta socdaalka Somaliland Maxamed Yuusuf ayaa ugu horeyn halkaasi ka hadlay ayaa Madaxwaynaha faahfaahin ka siiyay hawlaha laanta socdaalka Somaliland, waxaanu sheegay in laanta socdaalku guud ahaan xuduudaha dalka ay xafiisyo ku leeyihiin 

Read more: Madaxwaynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo Oo Xadhiga Ka Jaray Dhimeyaal...

Madaxweyne Ku xigeenka Somaliland Oo Ka Hadlay Kulamo uu la yeeshay Madaxda Imaaraadka carabta

 

Madaxweyne Ku xigeenka oo si diiran loogu soo dhaweeyay Madaarka Berbera

Berbera - Madaxweyne Ku xigeenka Somaliland Md. C/Raxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici), ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay ka dib markii uu socdaal qaatay muddo todoba maalmood oo fasaxa ku tagay dalka imaaraadka Carabta.

Madaxweyne Ku xigeenka oo ka soo degay madaarka Magaallo xeebeeda Berbera waxa si diiran halkaasi ugu soo dhaweeyay Wasiirrada Madaxtooyadda, Warfaafinta, Beeraha, Boosaha iyo Isgaadhsiinta, Wasiir Ku xigeenka waxbarashada, Badhasaabka Saaxil iyo Maayarka Berbera.

Read more: Madaxweyne Ku xigeenka Somaliland Oo Ka Hadlay Kulamo uu la yeeshay Madaxda Imaaraadka carabta

Subcategories

Map

Our Address:

234-236 Whitechapel Road, London E1 1BJ.
Telephone number: 020 3441 2631.
Email: This email address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it.
 

Opening Hours:

Monday to Friday (10:00 - 16:00).
 

Disclaimer

 The information contained in this website is for general information purposes only. The information is provided by Somaliland Mission UK and while we endeavour to keep the information up to date and correct, we make no representations or warranties of any kind, express or implied, about the completeness, accuracy, reliability, suitability or availability with respect to the website or the information, products, services, or related graphics contained on the website for any purpose. Any reliance you place on such information is therefore strictly at your own risk....Read more

Quick Menu