News
  • Register

OGAYSIIS Muhiim ah: Codkaaga ugu Hiili dalkaaga

OGAYSIIS Muhiim ah: Codkaaga ugu Hiili dalkaaga

 

Asc shacbi weynaha Somaliland,


Bulshada reer Somaliland ee deggen dalkan UK waxa la ogeysiinayaa in ay dardar gelinta Petition-kii aqoonsiga Somaliland ee uu diyaariyey saaxiibkeen xildhibaan Stephen Doughty ay ka bilaabmi doonto maalinta sabtida ee Bishan October tahay 29, 2016 dhammaan magaalooyinka waaweyn ee UK.

 https://petition.parliament.uk/petitions/131174

 

Haddaba waxa la xusuusinayaa dadweynaha inay tahay fursad dahabi ah oo ay codkooda ugu hiiliyaan qaddiyaddeena qaaliga ah:

Goobaha loo qoondeeyey inay yimaaddaan oo Ka codeeyaan dadweynaha reer London waa:

Read more: OGAYSIIS Muhiim ah: Codkaaga ugu Hiili dalkaaga

On the Horn of Africa, the future is never certain, but Somaliland may win out if only because it’s the best house on a very bad street.

Somaliland is, famously, the country that doesn’t exist. But the territory’s ambitious new port project may force major powers to rethink this status as Somaliland sells peace and stability in a region short on both. By GEOFF HILL.

Read more: On the Horn of Africa, the future is never certain, but Somaliland may win out if only because...

Professor Woodward, you got it wrong

Dear Professor Woodward,

I read with interest your analysis on Somaliland’s claim to secession, published in The Conversation on 8 September. However, I believe that there are some crucial points that differentiate Somaliland from the cases of South Sudan and Eritrea that you cite in your article.

 

Read more: Professor Woodward, you got it wrong

Wasiirka Arrimahad Dibedda Somaliland oo ka jawaabay hadal ka soo yeedhay Ergeyga EU-da u qaabbilsan Somaliland iyo Somalia

Wasiirka Arrimaha Dibadda Somaliland Dr Sacad Cali Shire ayaa jawaab ka bixiyey wareysigii Wargeyska Geeska Afrika uu la yeeshay Safiirka Midawga Yurub ee Somaliya , danjire Michele Cervone d'Urso, isagoo Wasiir Sacad difaacay go’aanka madaxweynuhu dib ugu dhigay doorashada ee ay beesha caalamku ka qaylisay. Danjire Michele ayaa Geeska Afrika u sheegay in go’aanka madaxweynuhu dib ugu dhigay doorashada golaha wakiiladu uu wiiqay kalsoonidii beesha caalamka ee Somaliland.

Wasiirka Arrimaha Dibadda Dr Sacad Cali Shire ayaa isagoo wareysi gaar ah siiyey Wargeyska Geeska Afrika ayaa sidoo kale ka hadlay hadalkii uu Madaxweynaha Kenya uu ku sheegay in aanu Somaliland aqoonsayn. Waxaanu waraysiga Wasiir Sacad u dhacay sidan.

 

Read more: Wasiirka Arrimahad Dibedda Somaliland oo ka jawaabay hadal ka soo yeedhay Ergeyga EU-da u...

DP WORLD WINS CONCESSION FOR PORT OF BERBERA IN SOMALILAND

                                                                                                                                                                                         Media Release

DP WORLD WINS 30-YEAR CONCESSION FOR PORT OF BERBERA IN SOMALILAND

                Multi-purpose facility to serve as an additional hub in the Horn of Africa

               $442 million investment over three phases

Read more: DP WORLD WINS CONCESSION FOR PORT OF BERBERA IN SOMALILAND

Map

Our Address:

234 Whitechapel Road, London E1 1BJ.
Telephone number: 020 3441 2631.
Email: This email address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it.
 

Opening Hours:

Monday to Friday (10:00 - 16:00).
 

Disclaimer

 The information contained in this website is for general information purposes only. The information is provided by Somaliland Mission UK and while we endeavour to keep the information up to date and correct, we make no representations or warranties of any kind, express or implied, about the completeness, accuracy, reliability, suitability or availability with respect to the website or the information, products, services, or related graphics contained on the website for any purpose. Any reliance you place on such information is therefore strictly at your own risk....Read more

Quick Menu