Recent Articles

Mayorka Magaalada Cardiff iyo Xidhibaanno la guddoonsiiyey Shahaado Sharafyo Maxadweynaha Jamhuuriyadda Somaliland ku maamuusay

Waxanu Arbacadii (9/03/2016) booqasho hawleed ku tagnay aniga iyo Counsellor MW Boss magaalada Cardiff ee Dawlad hoosaadka Wales, halkaas oo aanu kulan kula yeelannay Mayorka magaalada Cardiff iyo xildhibaanno Ka ka tirsan Golaha deegaanka ee magaaladaas.

Waxanu Mayorka guddoonsiinnay shahaada Sharaf uu Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamoud Silanyo ku maamuusay Golaha deegaanka Cardiff iyo labadii xildhibaan ee Ka shaqeeyey mooshinkii golahaasi ku aqoonsaday jamhuuriyadda Somaliland. Waxan anigoo ka wakiil ah Madaxweynaha iyo ummadda J Somaliland Mayora-ka iyo xoldhibaannada uga mahad celiyey aqoonsiga Somaliland , waxanan u isla qaadaa dhignay sidii loo dardar gelin lahaa dedaalka aqoonsi raadiska Somaliland. Waxan u mahad naqayaa Guddida Ictiraaf raadinta Somaliland ee Cardiff oo si wacan uga soo shaqeeyey hawshan.

 

 

Map

Our Address:

234 Whitechapel Road, London E1 1BJ.
Telephone number: 020 3441 2631.
Email: This email address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it.
 

Opening Hours:

Monday to Friday (10:00 - 16:00).
 

Disclaimer

 The information contained in this website is for general information purposes only. The information is provided by Somaliland Mission UK and while we endeavour to keep the information up to date and correct, we make no representations or warranties of any kind, express or implied, about the completeness, accuracy, reliability, suitability or availability with respect to the website or the information, products, services, or related graphics contained on the website for any purpose. Any reliance you place on such information is therefore strictly at your own risk....Read more

Quick Menu