Recent Articles

Madaxaweynaha Somaliland oo soo gaadhay London

Salaamu Caleykum,

Ilaahay mahaddiis waxa xalay fiidkii nabad qab ku soo gaadhay Madaarka Caalamiga ah ee Heathrow London Madaxweynaha Jamhuuriiyadda Somaliland mudane Axmed Maxamed Maxamuud Silanyo iyo Wefdigii uu hoggaamineyey. oo ay ka mid ahaayeen Marwada Kowaad Marwo Amina Sh Maxamed Jirde, Wasiirka Waxbarashada iyo Tacliinta Sare Marwo Samsan Cabdi Adan iyo Xoghayaha Gaarka ah ee Madaxweynaha mudane Cali AxmedCali. 

Wafdiga waxa Madaarka ku soo dhoweyey masuuliin, madax-dhaqameed iyo dad badan oo kamid ah Jaalliyadda Somaliland ee UK. 

 

Booqashada Madaxweynuhu waa fasax kooban oo gaar ah, waxanu Jaalliyadda Smaliland ee UK kula ciidi doona London insha ALLAAH.

Ammaana ALLA,


Ali A Awale Wakiilka Somaliland ee UK

 
 
 

Map

Our Address:

234 Whitechapel Road, London E1 1BJ.
Telephone number: 020 3441 2631.
Email: This email address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it.
 

Opening Hours:

Monday to Friday (10:00 - 16:00).
 

Disclaimer

 The information contained in this website is for general information purposes only. The information is provided by Somaliland Mission UK and while we endeavour to keep the information up to date and correct, we make no representations or warranties of any kind, express or implied, about the completeness, accuracy, reliability, suitability or availability with respect to the website or the information, products, services, or related graphics contained on the website for any purpose. Any reliance you place on such information is therefore strictly at your own risk....Read more

Quick Menu