Recent Articles

Magacyada Guddida Waddada Ceerigaabo-Burco ee London

Guddida Heer Qaran ee waddada Ceerigaabo-Burco ayaa soo saaray liiska magacyada ay u xil-saareen dhaqaale ururinta waddada Ceergaabo - Burco sida ku cad qoraalka hoose:

-------

Bismillaahi Raxmaani Raxiim                                                   

Ujeeddo:    Magacaabis guddida London                                                          21/11/2013

Guddida heer qaran ee dhismaha waddada Ceerigaabo – Burco ayaa kulan ay maanta yeesheen ku go’aamiyey guddida London ee waddada Ceerigaabo –Burco oo noqon doona masuuliinta hoos ku xusan: 

 

S.No

Magaca

1

Sh Mohamoud Sh Ahmed Dalmar

2

Sh Said Mohamed F Jire

3

Farah Hassan Jaga

4

Iman Mohamed Issa

5

Roda Mohamoud Ibrahim

6

Anwar Mohamed

7

Iid Hassan Muse

8

Mohamed warsame  Boos

9

Abdisamad  Hassan

10

Marian Antony

11

Faarax Cali Cigaal

12

Amran Bile

13

Abdi  Mahamud Ismail (Abdi weyne)

14

Mohamed Jama

15

Ahmed Abdulkadir Ahmed

16

Khatra Yussuf Sirad

17

Mustafa Abdillahi Ali

18

Ugas Harun Sh Abdirahman

19

Faisa Mohamed

 

Guddida cusub waxanu ka codsanaynaa inay ka soo qayb galaan kulanka xil-wareejinta oo ka dhici doona 102 Mile end Road, E1 4UN, maalinta Sabtida ee bishu tahay 23/11/2013 saacaddu marka ay tahay 2:00pm.

Guddidu waxay mahad ballaadhan u celineysaa Guddidii hore ee soo qaban qaabisay kulankii weynaa ee London iyo dadweynihii sida fiican uga soo qayb galay munaasabaddaas qaaliga ahayd.

Waxay kale oo guddidu ka codsanaysaa dadweynaha reer Somaliland inay hagar-la’aan ula shaqeeyaan guddidaa si aynu uga midha dhilinno himiladeenaa qaran ee culus.

Waxa la farayaa Wakiilka Somaliland ee UK iyo xafiiskiisu inay guddida gacan ka siiyaan wixii ay uga baahdaan dhinaca dawladda.

Wada shaqayn wacan,

 

Guddida heer qaran ee dhismaha waddada Ceerigaabo.

 

Cismaan Cabdillaahi Saxardiid

Map

Our Address:

234 Whitechapel Road, London E1 1BJ.
Telephone number: 020 3441 2631.
Email: This email address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it.
 

Opening Hours:

Monday to Friday (10:00 - 16:00).
 

Disclaimer

 The information contained in this website is for general information purposes only. The information is provided by Somaliland Mission UK and while we endeavour to keep the information up to date and correct, we make no representations or warranties of any kind, express or implied, about the completeness, accuracy, reliability, suitability or availability with respect to the website or the information, products, services, or related graphics contained on the website for any purpose. Any reliance you place on such information is therefore strictly at your own risk....Read more

Quick Menu